Qarax goor dhow ka dhacay Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya

Qarax meelo badan laga maqlay ayaa caawa fiidnimadii ka dhacay  magaalada Muqsisho caasimada Somalia. Wararka ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa mid lagu soo xiray gaari nooca raaxada ah oo marayey isgoyska Km4. Goob joogayaal ayaa sheegaya in gaariga qarxay uu dab xoog leh qabsaday, uuna ku gubanayo goobta uu ku qarxay. Ciidamada amaanka dowlada … Continue reading Qarax goor dhow ka dhacay Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya